Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Tamarta Iyo Biyaha maamulka Jubaland mudane Axmed Xusein Baraki ayaa kulan la qaatay hay’adaha ka hawl-gala deegaanada Jubaland kasoo ku sabsanaa biyo yarida ka jirto deegaanada iyo in loo sameyo biyo dhaamin
Kulaankaan ayaa ku soo aadayo xili dadka reer Jubaland ay wajahayaan xaalado biyo yari taasoo ka jirto deegaanada iyo tuulooyinka hoos yimaado magaalada Kismaayo
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


