Kulan looga hadlayay caawinta dadka ay sameeyeen fatahaadaha oo lagu qabtay Jowhar.

0
61

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii loo caawi lahaa dadka ay saameyeen daaddadkii kashay roobka iyo fatahaada uu sameeyay wabiga shabeele.

Kulanka ayaa waxaa goobjooga ahaa Xildhibaanada golaha deegaanka Jowhar iyo maamulka degmada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan