Kulan looga hadlayay cadaaladda oo laga daah furay Baydhabo

0
48

Baladweyne ( Radio Beerlula )-wasaarada cadaalada iyo Garsoorka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka Daahfurtey kulan soconaayo sedax maalin kaas oo ku saabsan wadatashiga diyaarinta istiraatiijyada bahda cadaalada .

Kulankaan oo loo qabtey Bahda garsoorka Koonfur Galbeed Waxaana goobjoog ahaa masuuliyiin kasocotay wasaarada cadaalada XFS bahda garsoorka iyo laamaha amniga koofurgalbeed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here