kulan looga hadlayay canshuuraha guryaha oo lagu qabtay Kismaayo

0
119

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Maaliyadda Dowlad goboleedka Jubaland iyo Maamulka Dagmada Kismaayo ayaa Kismaayo ku qabtay kulan looga hadlayay canshuuraha guryaha taasoo la filayo in si dhaqso ah loo bilaabo qaadista canshuuraha guryaha.

kulankan looga hadlayay hanaanka qaadista canshuurta iyo hagaajinta wacyiga bulshada ayaa waxaa ka qeyb galay agaasimaha guud ee wasaarada maaliyada jubaland gudoomiyaha degmada kismaayo masuuliyiin ka socday kastamada canshuuraha iyo laamaha amniga ee degmada kismaayo .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here