Kulan looga hadlayay daadajinta Amniga Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho

0
135

Baladwayne ( Radio Beerlula )Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka daadijinta Amniga Caasimadda oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Wasaarada Amniga XFS Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Taliyaha Hey’adda NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin.

Shirkaan ayaa waxaa diirada lagu saaray Dar dargelinta Amniga Caasimada, Daadijinta Amniga ee her waaxeed, Isku xerka laamaha amniga, bulshada iyo maamulada degmooyinka iyo in si wadajir ah loola dagaalamo wax weliba oo ka hor imaanaya Amniga Caasimadda.

Warkan waxaa inoo haya  Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.