Kulan looga hadlayay dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
54

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Naafada Qaranka ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ku qabatay kulan wada Tashi ah oo loogu Hadlaayay Xaquuqda Dadka Naafada ah.

kulankan waxaa ka Qeeyb Galay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug xubno ka tirsan ka tirsan uruka Naafada Dhuusamareeb iyo Qaar kamid Bulshada Magaladaasi.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys isaaq.