Kulan looga hadlayay dar-dargalinta shaqada wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
48

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowalad Gobaleedka Jubbaland Maxamed nuur Cali ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay kulan looga hadlayay dar-dargalinta shaqada wasaaradda si loo hormariyo adeegyada ay bulshada u heeyso.

kulanka oo ay ka qeybgaleen qeybaha kala duwan ee shaqaalaha wasaaradda ayaa qodobada diiradda lagu saaray waxaa kamid ah hormarinta sharuucda wasaaradda,dib u eegista shaqada waaxyaha wasaaradda iyo in xog aruurin laga sameeyo shaqaalaha si loo la socdo qofkasta shaqada uu qabto.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.