Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ee maamulka Somalinad ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay darar gelinta shaqada ay heeyso Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somalilnad sida faa-finta diinta islaamka, iyo reebista xumaanta.
Kulanka waxaa ka qeybgalay shaqaalaha wasaaradda ,Culimo iyo masuuliyiin kale
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaaadir Cumar Ibraahim.