Kulan looga hadlayay dardargalinta howlaha gurmadka Soomaliya oo lagu qabtay Muqdisho.

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa magaalada muqdisho kuqabatay shir looga hadlaayay dardargalinta howlaha gurmadka Soomaaliya iyo Sidii Gargaar loo gaarsiin lahaa dadka danta yar ee ku nool gudaha dalka

Waxa ka qeyb-galay shirka Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha ee Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka Maxamed Cabdi Waare, Wakiilo ka socday deeq bixiyayaasha, hay’adaha gargaarka Qaramada Midoobay, hay’adaha aan dowliga ahayn ee gargaarka ka shaqeeyo, masuuliyiin ka socotay Dowlada Gobaleedyada dalka.

Warbixintan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.