Kulan looga hadlayay dardargelin mashariicda ka socota deegannada Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
199

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubadda hoose ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii loo dardargelin lahaa mashariicda ka socota deegannada Jubbaland, waxana kulanka ka qeyb galay wasiirada wasaaradaha qorsheynta, haweenka, gargaarka, waxbarashada, iyo haweenka Jubbaland iyo xubno ka socday qaramada midoobay iyo UNICEF.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.