Kulan looga hadlayay dardargelinta shaqooyinka hay’aaddaha oo lagu qabtay degmad Luuq.

0
79

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Calamiga ah ee Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa kulan la qaatay Hay’adaha ka howgala degmada Luuq ee Gobolka Gado.

Kulankan ayaa ahaa mid looga hadlayay dar dar gelinta howlaha shaqo ee ay hay-adaha ka hayaan deegaanad Jubalanad.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.