Kulan looga hadlayay daryeelka Bulshada oo lagu qabtay Burco

0
90

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada iyo Arimaha bulshada maamulka Soomaliland ayaa magaalada Burco ee gobalka togdheer ka daah furay tababar ku saabsan Daryeelka Bulshada.

Daahfurka tababarka waxaa ka qeybgalay qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaarada ,Bulshada Degmada, iyo Hayadaha ka shaqeeyo arrimaha Bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.