Kulan looga hadlayay Daryeelka Bulshada oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa.

0
56

Baladwayne (Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Daryeelka Bulshada .

Kulanka ayaa waxaa soo qaban baabiyay Wasaarada shaqagalinta Soomaaliland waxaana ka qeeybgalaya Ardeyda jaamacadaha iyo madaxda ururada bulshada Rayidka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.