kulan looga hadlayay dhab-u heshisiinta oo lagu qabtay Muqdisho

0
212

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay ansixinta Qorshaha Istiraatiijiyadda Dhab u heshiisiinta Gobolka Banaadir ee 2025-2029

Qorshahaan ayaa ah mid waafaqsan Siyaasadda Qaran ee dhab u heshiisiinta, iyadoona ansixintiisa ay kasoo qeyb galeen Madaxda Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir, Agaasimeyaal iyo Ururada Bulshada heer Gobol.

waxa so jedanaayo  Cabduqadir Cumar Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here