kulan looga hadlayay dhameystirka isbitaalka Cadakibir oo lagu qabtay magaaladaasi

0
109

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Kulan ay iskugu Yimideen Bulashada Iyo Mamulka Dagmada Cadakibir ee Gobolka Galgaduud ayaa looga hadlaye Dhismaha Dhameystirka isbitaalka Guud Ee Dagmada Cadakibir

Kulankan waxa Goob Joog ahaa Ganacsatada Ugu Waweyn Dagmada Cadakibir Wax Garad Mamulka Dagmada Odoyal Dhaqameed iyo Ururada Rayadka Ah Ee Kajira Dagmada Cadakibir

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here