Kulan looga hadlayay dhaqalgalinta qaab dhismeedka machadka dowladaha hoose dalka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
12

Baladweyne (Radio Beerlula)-magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa lagu qabtay kulan ku saabsan dhaqangalinta qaab dhismeedka Machadka Dowladaha Hoose ee dalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Cabdulahi