Kulan looga hadlayay dhaqan galinta heshiis laba beelod ah oo laga daah furay Dhuusamareeb.

0
59

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor ayaa magaalada Dhuusamareeb ka daah-furay kulan looga hadlayay dhaqan galinta hishiis hor dhac ah oo lag gaaray dagaalo beeleedyo ka dhacay Gobalka Galgaduud.

 

Daah furka kulanka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehlinayey xubno ka tiraan Barlamaanka Soomaaliya,masuuliyiin ka tirsan Golayaasha maamulka Galmudug,odayaasha labada beel ee dagaalmay iyo culumadii garwadeenka ka ahaa hishiiska.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq