kulan looga hadlayay dhibaatooyinka tahriibka oo lagu qabtay Badhan

0
94

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Magaalada Badhan ee xarunta Gobalka Sanaag ayaa lagu qabtay Kullan ĺooga hadalayay ka hortaga dhibaatada Tahriibka kaasi oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Dhallinyarada degmadaasi.

Kullankaan waxaa kasòo qeybgalay Dhallinyaro, Haween , Waxgarad kaasi oo inta badan looga hadalayay waxyaabaha keena Tahriibka.

waxa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here