Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kullan looga hadlayay isbeddelada Diblumaasiyadeed, Yaraanta Deeqaha & Dhiirrigelinta Wax-soo-saarka.
Kulanka waxaa kasoo qeyb galay xubno ka tirsan Golaha Wakiillada Jubbaland,Wasiiro , siyaasiyiin, ganacsato, dhalinyaro, haween, aqoonyahanno, ururada bulshada rayidka ah iyo qeybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.
Audio Player