Baladweyne (Radio Beerlula)-Dawladda hoose ee Magaalada Hargeysa ayaa magaaladaasi ku qabatay kulan looga hadlayay dhismaha Buundada ee suuqa Waaheen.
kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Ganacsato, waxgarad iyo mas’uuliyiin kamid ah Maamulka Somaliland.
Warbixintaan waxaa soo jeedinaya Sacdiya Maxamed Maxamuud.