Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dowladda hoose ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay kusoo gabagabeeysay kulan Looga hadlayay dhismaha Buundada jajabka Suuqa Waaheen ee Hargeysa.
Kulankaan oo muda laba maalin ah socday aya waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Dowladda hoose ee magaalada Hargeysa iyo qaar kamid ah bulshada Magalada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.