Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ku qabatay Kulanka Wada-tashiga iyo Wacyigelinta Bulshada ee ku saabsan Gogol-xaarka Geeddi-socodka Dhismaha Golaha Deegaanka
Shirkan ayaa waxaa ka soo qayab Galay Maamulka Gobolka, Odayaasha dhaqanka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Degmada kismaayo iyadoo goob joog ka ahaayeen dhamaan Howl-wadeenada Wasaaradda
Warkan waxaa inoo haya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


