Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulankaan oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ayaa ku saabsanaa sidii ay Bulshadu uga qeyb-qaadan laheyd Mashruuca Nagaad oo ah mashruuc lagu hormarinayo dhismayaasha wadooyin dhawaan laga bilaabay magaalada
Waxaa ka qeybgalay kulanka masuliyiin kamid ah maa,mulka,Galmudug ,waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.
Audio Player

