Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dallada Ururrada Bulshada Rayidka ee Magaalada Muqdisho ayaa qabatay kulan ballaaran oo looga hadlayay dib u eegista iyo dhameystirka dastuurka ku meel gaarka ah iyo sharciyada muhiimka u ah maqaamka caasimadda.
Kulanka waxaa ka soo qeybgalay ururro kala matalayay dhinacyada siyaasadda, arrimaha bulshada, odayaal dhaqameed, haween iyo mas’uuliyiin kale.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaney


