Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mamulka Puntland Maxamed Faarax Maxamuud, ayaa soo xiray kulanka horumarinta dakhliga oo loo qabtay mas’uuliyiinta gobollada xeebaha Puntland.
Kulankan Ayaa waxa Lagu qabtay magalada Garawe Ee Casimada Puntland iyadoo Diirada Lagu saarayay Diib Udhiska Daqliga Puntland.
Warbixintan waxaaa soo jeedinaya Sahro Ibraahim Dhicisoow.


