Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Arimaha gudaha maamulka Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ka daah furtay aqoon kororsigan oo ku saabsanaa sida howl-wadeenada waaxda shatiyada degmada Jowhar ula dhaqmi lahaayeen bulshada ay u shaqeynayaan gaar ahaan ganacsatada xiliyada ay kasoo uruurinayaan shatiyada.
Daahfurka aqoon kororsigan waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah dowlada hoose ee Jowhar iyo masuliyiin ka socday Wasaaradda Arimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle.
Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey