Kulan looga hadlayay diyaar garowga koowada Luulyo oo lagu qabtay Guriceel.

0
173

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha waaxda arimaha bulshada Degmada Guriceel Sayid cali Gamuure ayaa kulan laqaatay gudoomiye yaasha xaafadaha degmada Guriceel oo ay wehliyaan guddiyada xaafadaha

ahmiyada munaasabada ayaa aheed weeyneynta koowda Luuliyo oo ah maalin qaran oo ay Gobolada Kuufureed ee Soomaaliya qaateen xornimada ayna midoobeen Gobolada waqooyi iyo koofur.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen