kulan looga hadlayay diyaarinta miisaaniyad sanadeedka 2026 oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
74

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Galmudug Mudane Abdirizak Mohamud jaamac ayaa magalaada Dhusamareb ka daah-furay Kulanka wadatashiga dadweynaha ee diyaarinta Miisaaniyad sanadeedka 2026.

Waxaa ka qeybgalay kulanka qeybaha kala duwan ee bulshada,madax kamid ah maamulka Dhuusamareeb iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here