Kulan looga hadlayay diyaarinta sharciga ka hortaga leexsashada gargaarka oo lagu qabtay Baydhabo.

0
118

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed Mudane Abdinasir Abdi Caruush ayaa Gudoomiyey kulan looga Hadlayey Diyaarinta Sharciga ka hortaga leexsashada Gargaarka kaasi oo lagu qabtay magaalada Baydhabo.

kulankaan waxaan waxaa ka qeybgalay ilaa 50 Hay’adood oo ka haqeeya Arimaha Gargaarka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim