Kulan looga hadlayay doorka bulshada ay ka qaadan karaan Nabadda oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
98

Baladwayne (Radio Beerlula )-Machadka Juba Valley ee oo kaashanaya Dallada Ururrada Bulshada Rayidka ee maamulka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtay kulan looga hadlayay doorka ay bulshada ka qaadan karaan Hormarinta iyo Nabadda dooroshooyiinka heer deegaan iyo heer qaran ee Maamulkaasi.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay musuuliyiin ka socotay Dowlada Hoose ee magaalada kismaayo , Odayaal , Dhallinyaro iyo qaybaha kale bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa  Sacdiyo Maxamed Maxmuud.