Kulan looga hadlayay doorka dhalinyaradu ee doorashooyinka Somaliland oo lagu qabtay Boorama

0
8

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boorama ee Xarunta Gobalka Awdal ayaa lagu qabtay kullan looga Hadlayay doorka dhalinyarada ku leedahay Doorashooyinka maamulka Soomaaliland.

Kulankan oo aay soo qaban qaabisay xarunta Dimuqraadiyada iyo maamul wanaaga soomaliland ayaa waxaa ka qeeybagalay aqoon yahano,Haweenka iyo dhalinyarada magaalada Boorama.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here