Kulan looga hadlayay doorka haweenka ay ku leeyihiin siyaasadda dowladaha hoose oo lagu qabtay Kismaayo.

0
135

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Arrimaha gudaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay doorka ay haweenka ku leeyihiin siyaasadda dowladaha hoose iyo caqabadaha ku horgudban.

Warbixintan waxa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen.