Kulan looga hadlayay doorka haweenka ee doorasho qof iyo cod oo lagu qabtay Muqdisho.

0
173

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Munaasabadda Wacyigelinta Haweenka ee ka qeyb-galka Doorashooyinka qof iyo cod.

Waxaa ka qeyb galay munaasabadda Ururada haweenka ,Dhallinyaro,waxgarad iyo masuuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here