Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Haweenka, Xuquuqul Insaanka koofurgalbeed magaalada baaydhabo ku qabatay kulankan oo ahaa mid dib u eegis loogu sameeynayay Barnaamijyadii Nabadeynta Haweenka.
Kulanka ayaa intii uu socday lagu lafaguray barnamijka nabadeynta iyo ahmiyada ay leedahay ka qeeybgalka siyaasada haweenka.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.