Kulan looga hadlayay doorka Haweenku ay ku leeyihiin nabadda oo lagu qabtay Gaalkacyo.

0
128

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha maamulka Galmudug ayaa Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ku qabtay kullan Dood wadaag looga hadlayay doorka Haweenku ay ku leeyihiin nabadda iyo Xasiloonida.

Kullankaan ayaa waxaa ka qeybgalay Xildhibaano, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Galmudug, Ururada bulshada rayidka , Haween iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here