Kulan looga hadlayay duruufaha heysta dadka baahiyaha gaarka qaba oo lagu qabtay deegaanka Buula bartire.

0
191

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Haweenka Jubbaland ayaa deegaanka Buulo-bartire ku qabatay kulan looga hadlaye sida wax loogu qaban karo dadka bahiyaha gaarka ah qabo.

Kullanka waxaa goobjoog ahaa madax kasoctay Hay,ada UNDP iyo xubno kasocday wasaarada haweenka Jubaland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan { Ameeriko }

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here