Kulan looga hadlayay gudniinka fircooniga oo lagu qabtay Hargeysa.

0
41

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay sidii loo sameyn lahaa siyaasad looga hortago gudniinka fircooniga kaasi oo ay dhibaatooyin kala kulman gabdhaha .

kulanka waxaa ka qeybgalay wasiiro xildhibaano kamid ah maamulka Somalind bahda waxbarashada haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim