Kulan looga hadlayay Habraaca diyaarinta Siyaasada oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
312

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay habraaca diyaarinta siyaasada loo dhanyahay.

Kulanka ayaa waxaa waxaa goob joog ahaa odoyaal culimo ururada bulshada rayidka iyo aqoonyahano.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

Audio Player