Kulan looga hadlayay hanaanka wada shaqeynta hay’addaha gargaarka iyo dhigooda dowladda oo lagu qabtay Muqdisho.

0
158

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay Shir looga hadlayay hanaanka ay ku wada shaqeyn karaan Hay’addaha gargaarka bixiyo iyo dhigooda dowladda Soomaaliya

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay haay’adda ka shaqeyo arimaha gar garka wasiiro xildhibaano iyo madax ka socoto haay’addo caalmi ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here