Kulan looga hadlayay hindisaha xeerka saxaafadda oo lagu qabtay magaalada Kismaayo.

0
119

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta maamulka Jubbaland Cabdifitaax Maxamed Mukhtaat ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay kullan loogu Hormarinayo Hindisaha xeerka Saxaafada.

Daahfurka kullanka waxaa kasoo qaybgalay Wasiiro , Xildhibaano, Suxufiyiin,mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Warfaafinta iyo bahda warbaahinada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here