Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddiga Kheyradka Golaha Shacbka Ayaa Magaalada Muqdisho kusoo Gab-Gabeeyay kulan wadatashi ah oo ku saabsan Hindisi sharciyeedka Beeraha ee horyaala Golaha Shacabka Barlamaanka Jamhuuriyada Faderaalka Soomaliya.
Kulankaan oo Muda Laba Maalin ah Socday ayaa waxa ka Qeeyb Galay Masuuliyiin Ka Tirsan Dowladda Dhaxe iyo Khuburo Ku Taqasuusay Cilmiga Beeraha.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.