kulan looga hadlayay hormarinta adeegyada Aas-asiga ah oo lagu qabtay deegaanka Raaskambooni

0
58

Baledweyne  (Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo warshadah Dowalad gobaleedka Jubbaland lbraahim Xasan Baajuun ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Deegaanka Raaskambooni iyagoo ka wada hadlay sidii loo dabooli lahaa baahiyaha ka jira deegaanka sida biyaha, Caafimaadka iyo Waxbarashada.

Kulanka ayaa waxaa kasooqayb galay masuuliyiin kamid Dowalad gobaleedka Jubbaland odyaasha deegaanka dhalinyarada iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here