Kulan looga Hadlayay Horumarinta adeegyada bulshada oo lagu qabtay magaalada Wardheer.

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Gobalka Doollo ee dowlad degaanka Soomalida Itoobiya Cabdullaahi deeq ayaa shir Gudoomiyay kulan looga Hormarinta adeegyada bulshada sida kabayaasha dhaqalaha,waxbarashada,Cafimaadka iyo Mashruuca biyo galinta.

Kulankaan oo ka qabsoomay magaalada wardheer ee xarunta gobolka Doollo ayaa waxaa ka qeyb-galay masuuliyiin gobolka Doollo iyo maamulka Magaalada wardheer.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here