Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka oo aay sooqaban qaabisay Hay’adda AIDA foundation.
kulanka ayaa waxa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan Hay’adda AIDA foundation bahda caafimaadka iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


