Kulan looga hadlayay horumarinta adeegyada dowlad oo lagu qabtay Baydhabo

0
146

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ku Simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Dr Ali Saciid Fiqi ayaa magaalada Baydhabo ka Furey Madasha Kulanka Agaasimiyaasha Guud Koonfur Galbeed oo Diirada lagu saaray Hanaanka Hogaaminta iyo Adeeg gaarsiinta deegaanada maamulkaasi

Madasha kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Qorshaynta, Agaasimaha Guud Madaxtooyada maamulkaasi, Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka iyo Dhamaan Agaasimiyaasha Guud Wasaaradaha Koonfur Galbeed .

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here