Kulan looga hadlayay horumarinta barakacayasha oo lagu qabtay Hargeysa.

0
89

Baladwayne (Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Hay’adda qaxootika iyo Barakacayaasha maamulka Soomaaliland Cabdikariin Axmed Maxamed ayaa magaalada Hargeysa ka furay kulan looga hadlayay Hormarinta arrimaha Barakacayaasha.

Kulanka oo ay soo agaasintay waaxda xalka waara ee hay’adda qaxootika iyo Barakacayaasha soomalilnad ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan Hay’addaha aan dowliga aheyn ee ka shaaqeeyo arrimaha Barakacayaasha islamarkana ka howlgala magaalada Hargeysa.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.