kulan looga hadlayay horumarinta beeraha gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Baladweyne

0
270

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Dowlad goboleedka Hir-shabeelle ayaa magaalada Baladweyne kulan kula qaatay qaar kamid ah Iskaashatooyinka beeraleeyda magaalada kaasi oo looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa baahiya ugu daran ee xiligan heeysta beeraleyda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.