Kulan looga hadlayay horumarinta Caafimaadka hooyada iyo dhallaanka oo lagu qabtay Baydhabo

0
155

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda caafimaadka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ku qabtay kullan looga hadalayay Horumarinta Caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka.

 

Kullanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Caafimaadka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Agaasimeyaal, Dhaqaatiir iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey

 

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here