Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Maaliyadda maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ku qabatay kullan looga Hadlayay Horumarinta dakhliga Gudaha iyo bixinta Canshuurta.
Kullankan ayaa waxaa ka qeeyb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle,Ganacsato,culuma udiin iyo aqoon yahanno.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.