Kulan looga hadlayay Horumarinta deegaanada Puntland oo lagu qabtay Xarfo

0
186

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda qorsheynta maamulka Puntland ayaa Degmada xarfo ee Gobalka Mudug ku qabatay kullan looga Hadlayay qorshaha afarad ee Horumarinta degaanada Puntland.

Kullanka ayaa waxaa ka qeyb-galay masuuliyiin ka socday wasaaradda qorsheynta maamulka Puntland,maamulka Degmada Xarfo,Xildhibaanada Golaha deegaanka iyo qaar kamid Bulshada ku nool degmadaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here